1 av 2
Cabdicaziz Abtidoon
2 av 2
Naciima Saciid Axmed

CODKA Arbaco 2008.08.14

Branaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

  • Billaddii saddexaad ayey ka soo hoyiyeen cayaartooyda dalkan Iswiidhen uga Qeybgaleysa tartanka cayaaraha, lagdinyahanka u looltamayey Iswiidhen Ara Abrahamians, ayaa ku guuleystey biladda Maarta.
  • Colaaddii u dhaxeysey waddammada Joorjiya iyo Ruushka oo xabbad joojin lagu dhawaaqey, inkasta oo weli haraagii ciidammada ruushku ey ku sugan yihiin goobo dalkaasi ka tirsan 
  • Xaaladda suxufiyiinta soomaaliyeed, qaasatan qaar ka mid ah ee ku sugan dalkan Iswiidhen.

  • Waxaa iigu yaab badneyd musqulaha lacagaha laga bixiyo Naciima Saciid Axmed waxey 20-kii sannadood ee ugu dambeysey ku dhaqneyd dalka Kanada. Safarkeedii ugu horreeyey ayey ku timid dhowaantan Iswiidhen.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".