1 av 3
Mahamud Ahmed Omar
2 av 3
Haween soomaliyeed oo jooga Iswiidhan
3 av 3
Riyada Rugcaafimaad

CODKA Khamiis 2008-08-28

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

  • Magacyadda qaar ayaa dhibaato u soo jiidad qofka loogu yeero dalalka uu ka midka yahay dalkaan Iswiidhan. Taasi waxeey ku dhacdey AhmedWailzy.
  • Waxaa la’ hadal hayaa in laga furo Ruggo caafimaad oo ku shaqeeya dhaqanka Islamka dalkaan Iswiidhan. Maxeey ku andacoona hayaan kuwa diidan.
  • Waxaa soo baddana haya dadyoowga taageersan xibintan ka ah Xisbiga SD. Ku waas oo ay SIFO, shaacisay ineey haystaan 4,4 ayna buuxiyeen tiradii looga baahna galida Baarlamaanka.
  • Qadar kamidda fanaaka caankaa Mahamud Ahmed Omar (Jaangoow). Fanaanku waxuu waano u soo jeedina hayaa dhalin yaradda, dhinaca kalan Fananku waxuu noo tiriyey Gaby ka midda gabayadda uu asagu tiriyey.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista