Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
1 av 3
Volvo
2 av 3
Marita Ulvskog, Xoghayaha (S)
3 av 3
soomaali

CODKA Arbacada 2008-10-01

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

  • Dhibaatada dhaqaalaha Adduunka oo laga walwal qabo ineey saameyn weyn gaarsiiso dalaka Yurub gaar ahaan dalkaan Iswiidhan. Kadib markii ganacsigii Bangiyadii aduunka intoodii badneed gaar ahaan kuwa maraykanka ay wiiqmeen. Dhinaca kalana shaqaale gaara haya 1400 oo ruux ay shaqadii ka ceeyrisey shirkadda Baabuurta ee VOLVO.
  • Xoghayhii gaar ka ahaa ee xisbiga Socialdemokraterna Marita Ulvskog oo iska casishay jagadii xogheenta Xisbiga.
  • Ciidul Fitriga, Dalkaan iswiidhan ayaa ka midda dalaka ay dadka muslimiintaah ay  shalayto sida  weyn ugu ciiday munaasabada ciidul Fitriga, iyadoo dadka oo faraxsan ay isugu soo baxeen goobihii lagu cibaadeysana haye. Waxeeyna Idaacadu goobjoog ka aheed magaalooyinka waaweyn sida Stockholm iyo Götenborg, sidii salaadda loogu tukadayna halkaan ayaad ku maqleeysaan. 
  • Inkastoo reen reenta ciddan iyo gudashadda ramaddanka aysan kali u aheen Muslimiiinta, waxaa jirey  shirkaddo ganacsi oo sheegay ineey ka faa’iideen bisha ramadaan iyo dabaaldaga Ciidaba. Halkaan ayaad ku maqleeysaan sideey hadalka u dhigeen shirkadleeydu.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".