1 av 2
casha Xaaji Cilmi, oo lasiiyey billad caalami ah
2 av 2
Qaxooti soomaliyeed

CODKA Khamiis 2008-10-02

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

  • Marwo Caasha Xaaji Cilmi oo ku guuleysatay billad caalami ah taas oo ay siiyeen Right Livelihood. Waxeeyna billadan caalami gaahi u dhigantaa $300,000 (saddex boqol oo kun oo dollar), waxeeyna hayadu u qeeybisey afar qdumara oo dalal kala duwan ka soo jeeda.
  • Rug caafimaad oo laga furey magaaladda  Södertelje. Hal kaas oo lagu daaween doono dadyoowga qaxootigaa. Waa rugtii labaad oo ay sameeyaan dadka furey rugtaan caafimaadka.
  • Blåkar, waa hindiso ay hir galiyeen midowga yurub, waxuuna xanbaarsan yahay in dadka aqoontoodu sareeys ay shaqo doon u yimaadaan dalaka barwaaqo sooranka.Ku waas oo lasiin doona warqad ay ugu magac dareen Blåkar.
  • Kulan ka dhacay magaaladda Stockholm oo looga xaajoona haya sidii dadka soo galootigaa shaqo loogu abuuri lahaa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".