CODKA Arbaca 2008-10-08

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

Shirkadda gawaarida yar yar ee Volvo oo shir jaraaid ku sheegtey iney shaqada ka eryi doonto 3 300 oo ruux.

  • Toddobaadkii shaacinta ee culimada ku guuleysatey billadda Nobeelka ee sannadka 2008.
  • Lixdii Oktoobar oo ku beegneyd maalinta caalamka ee caruurta.
  • Xisbiga cagaaran / Miljö partiet oo xubnihiisu u codeeyeen in mabaadiidiisa laga saaro amuur ay asal raac ku ahaan jireen.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".