Jean-Marie Gustave Le Clézio, oo ku guulaystay biladda Nobeelka suugaanta ee sannadka 2008. Foto: Scanpix

CODKA Khamiis 2008-10-09

Barnaamijka maantana waxaad ku maqli doontaan.

  • Billaddii Nobeelka ee suugaanta oo lagu dhawaaqay ciddii ku guuleysatay.
  • Wel-welkii dhaqaalaha oo weli halkiisii ka sii socda. Iyo dawladda Iswiidhen ka talisa oo miisaaniyad ku jahaysay goobaha ay shaqa la’aantu ku habsan doonto mustaqbalka dhow.
  • Wel-welka dhaqaalaha oo saameeyey doodda siyaasadda.
  • Isbedelka ay dawladda ka talisa dalku ku soo rogtay nidaamka dhaqaalaha kaalmada ee loo fidiyo waddammada soo goraya, iyo heyadda SIDA saameynta ay arrinkaa ku yeelatay.
  • Xisbiyada mucaaradka ee Socialdemokratka iyo kan cagaaran ee Miljö partiet oo heshiis qota dheer goolkiisu yahay wada jir u gaaray. Sidoo kale waxay labadaa xisbi dhinac isaga riixeen xisbiga bidixda, ama Vänster partiet.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".