1 av 2
Mona Sahlin iyo Fredrik Reinfeldt
2 av 2
Doolarka USA

CODKA Arbacada 2008-10-15

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

  • Bangiyadii aduunka  oo dhaqaalo xumo la soo daristey iyo waliba shaqo laanta oo sii badatey waxeey hor seeday in biloowdaan doodihii doorashooyinka labadda garab. Gudoomiyaha Xisbiga  Socialdemokraterna iyo Reysulwasaaraha dalkaan   Fredrik Reinfeldt, ayaa ka dooday xaaladda dhaqaale iyo shaqolaanta oo koru sii kaceeysa.
  • Faruus dilaa ah oo ka dilaacay dalall kamidda dalaka ku yaala Afrika. Cudurkaan oo dhimasho horseeday ahan mid lafidin karo.
  • Soomaali fakaradooda ka dhiibana haya dhibaatada dhaqaalaha Adduunka ka taagan saameenta ay iyaga ku heeyso.
  •  Bur burka dhaqaale ee socdaa saameen intee leg ayuu u geeysan karaa dalkaan Iswiidhan iyo bulshadda somaaliyeed ee ku nool waa su’aalo ay noogaga Jawaaba hayaa Eidarus Adan oo ah dhqaale yahayn iyo Hayaan Ismaciil oo maddax ka ah waaxda shaqo bixinta ee xaafaddaha Spånga, Tensta iyo Rinkeby oo ku yaala magaaladda Stockholm.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".