Hogaamiyeyaasha afarta xisbi ee ku bahoobey talada dalka.

CODKA Arbaco 2008.10.22

Barnaamijka maantana waxaad ku maqli doontaan.

Dawladda oo maalintii Isniinta soo bandhigtay qorshe dhaqaale ee lagu dejinayo wel welka dhaqaale ee la soo gudboonaadey heyadaha dhaqaalaha iyo bangiyada.

Kulan ay wasiirka deeqda ee dalkan Iswiidhen la yeelatey soomaalida ku dhaqan xaafadda Rinkeby.

Kulan sannadeedkii looga xaajoonayey arrimmaha Geeska afrika oo mar kale ka qabsoomay magaalada Lund.

Hogaamiyeyaasha afarta xisbi ee awoodda dalka haya oo kulan ku yeeshay degmada Varberg.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".