CODKA Khamiis 2008.10.23

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Bankiga qaranka oo hoos u dhigay ribada deymaha 0,5%, gaarsiiyeyna 3,75%.
  • Tirada dadyoowga jirada ku qoran sannadkii ee 2% hoos u dhacdey marka loo barbardhigo sannadkii tagay.
  • Kullammo kala duwan ee ka dhacay goobo kala duwan.
  • Kulankii bareyaasha afka soomaaliga oo ka dhacay magaalada Katarinaholm.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".