1 av 3
Eidarus Adan, dhaqaalaha ku taqususay
2 av 3
Kulamadii somalida Iswiidhan
3 av 3
foto: Björn Larsson Rosvall/Scanpix

CODKA Arbacada 2008-10-29

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

                         

  • Dhaqaalaha caalamka meesha uu mara hayo iyo waliba shirkad diyaaradaha oo qasaartey. Waxaa war baahsan naga siina haya Eidarus Adan oo ah dhaqaalo yaqaan.
  • Shirkadii diyaarada Sterling oo suuqa xaraashka la dhigey, kadib markii dhaqaalo xumo soo food saartey. maxaa la gudboon dadyoowgii tigidhada ka iibsadey.
  • Toban sano ayaa ka soo wareegtey, waqtigii masiibadi Göteborg dhacday ee 63 dhalin yaradaahi ku nafta weeyday dabkii ka laqabad siiyey hoolkii ay boqolaalka dhalin yaradahi ku xaf ladeeyna hayeen. Maxeey ka yiraahdeen mid ka mida waalidiinta somaliyeed ee caruurtu uga dhimatey.
  • Bartamihii bishaan waxaa lagu diley magaalada Stockholm wiil 23jra, oo somali ah . Wiil kaas oo ay dileen wiila dhalin yaraa ayaa lagu aasay isninti isla magaalada Stockholm. Sidee u dhacay asku.
  • Bandhig buugeed lagu soo ban dhigey magaalo madaxda dalkan Iswiidhan isla markaan looga wada hadalay meesha uu mara hayo afka somaligu. Yaa ka danbeeyay hindisahan.
  • Somalida dagan dalkaan Iswiidhan gaar ahaan magaaladda Stockholm ayaay u qabsoomeen kulamo kala duwan oo loogaga wada xaajeey sana hayey xaladda Soomaliya. Kulama daas oo keenay is fahmid laan.Maxeey culimada somaliyeed kaga digeeysaa somalida arinkaas.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".