Christmas in Stockholm's Old Town

CODKA Arbaco 2008.12.24

Barnaamijka maantana waxaad ku maqli doontaan.

Ciidda Krismaska ama Jul-ka afkan lagu yiraahdo sida loogu ciido ama xafladeeyo.

Waa maxay gabadhan la xuso 13-ka bisha diseembar ee lagu magacaabo Santa Lucia?.

Dadyoowga aaminsan diinta masiixigu siday ugu xafladeeyaan ciidda Krismaska.

Shaqada iyo maalmaha fasaxa ee ciidda Krismaska. Xaggey kaga jiraan dadyoowga heysta dhaqammada iyo diimaha kale ee dalkan ku dhaqan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".