CODKA Arbaco 2009.01.07

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Isku dhicii ka socdey carriga Gaaza oo wli halkiisii ka socda, iyo wasiirka arrimmaha dibadda Carl bildt oo rajo ka muujiyey waan waan xabad joojin oo la gaaro.
  • Shuruucda sannadka cusub la koowsatey qaar ka mid ah.
  • Muqaadaraadka qaadka oo maamulka gobolka Istockholm go*aan ka soo saarey.
  • Waa sidee kaalinta culumaa’udiinka iyo aqoon yahanka soomaaliyeed ee qurbaha ku dhaqan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".