CODKA Khamiis 2009.01.08

Barnaamijka maantana waxaad ku maqli doontaan.

  • Shir jaraa’id oo uu Carl Bildt ku qabtey xarunta wasaaradda arrimmaha dibadda, kadib socdaal uu ku tegey carriga Bariga dhexe.
  • Heyadda socdaalka oo soo saartey tirakoobkii qaxootiga ee sannadkii tagey.
  • Kicidda shirkadaha oo 41% ey kor u kaceen sannadkii tagey ee 2008. Middaasina ugu wacan tahey dhaqaalaha liicaya ee caalamka busuleeyey.
  • Ururka diiniyanka ee Al-Islaax oo shir ballaaran ku yeeshey magaalada Gothenburg.
  • Soomaali sheegtey iney u guntadeen dhaq-dhaqaaq ey wax kaga badalayaan sawirka qalafsan ee soomaalida.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".