Reinfeldt oo furey saaka dooddii hogaamiyeyaasha xisbiyada toddobada ee baarlamanka.

CODKA Arbaco 2009.01.14

Barnaamijka maantana waxaad ku maqli doontaan:

  • Dood saaka markii ugu horreysey ey isaga hor yimaadeen hogaamiyeyaasha xisbiyada baarlamanka xubnaha ku leh. Dagaalka ka aloosan Bariga dhexe iyo dhaqaalaha liita ayey ahaayeen waxyaabihii leysku hardiyey, iyo sidoo kale shaqa la’aanta.
  • Sidoo kale heyadda qaxpotiga oo soo saartey tirakoobkii magangelyo doonka ee sannadkii tagey.
  • Heyadda Kastam-ka oo sheegtey inuu kor u kacey muqaadaraadka qaadka ee dalka soo gala.
  • Abwaan Gaariye oo ka hadley Afku qiimaha uu leeyahey.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".