Kristian Svenberg, dhakhtar cilmi baare.

CODKA Khamiis 2009.01.15

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan:

  • Dagaalka hubeysan ee Israa’iil iyo Xamaas oo dhaliyey neceyb yuhuuda Yurub loo qaado.
  • Baaritaan takhasus ah ee la xiriira caqabadaha xiriirka soomaalida ku dhaqan dalkan Iswiidhen iyo goobaha caafimaadka. Dhakhtarka magaciisa la yiraahdo Kristian Svenberg oo hoowshaa sannad ku dhex jirey, islamarkaana laba qoraal illaa iyo hadda ka diyaariyey. iyo sidoo kale dhakhaatiir soomaaliyeed oo iyaguna wax yiri. Waa qeybo ka mid ah waxyaabaha aan maanta halkan idiinku heyno.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".