Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbacada 2009-01-21

Publicerat onsdag 21 januari 2009 kl 15.08
1 av 2
Madaxweynaha cusub Mareykanka Barack Obama.
2 av 2
Chalotte kalla

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

  • Barack Hussein Obama ayaa loo dhaariyay xilka Madaxweynahii 44aad ee dalka Mareykanka xaflad weyn oo ka dhacday Washington iyo waliba sideey u arkaan masuuliyin somali ah. 
  • Dalkan Iswiidhan waxaa sanad walba labixiyaa Bilad sharafyo ay ugu magac dareen Jerringpris, waxaana loo dhiga bahda isboortiga iyo maamuladoodda. .Waxaana ku guuleeystey sanadkan Charlotte Kalla oo ciyaarta barafka
  • Banaan bax ay si wadda jira u soo diyaariyeen dadyoo kala heeysta diimo kala duwen oo ka dhacay koonfurta Stockholm.
  • Mudaharaadyo ka dhacay magaalada Göteborg.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".