Nyamko Sabuni, wasiirka is dhexgalka ee dalkan Iswiidhen. Sawir qaade: Leif R Jansson/Scanpix

CODKA Khamiis 2009.01.29

Barnaamijka maantana waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah.

Dhaleeceyn loo soo jeediyey qaar ka mid ah rugaha caafimaadka, kadib baaritaan ey soo diyaarisey idaacadda codka dheer ee Ekot.

Gabdho soomaaliyeed oo xijaabka dartii dacwad u gudbiyey heyadda ka hortagga faqooqnaanta.

Dhallinyaro soomaaliyeed iyo fikirkooda la xiriira korriimmada.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista