CODKA

2009.02.04 / 2009.02.05

Waxaan ka cudur daaraneynaa iney caqabad naga heysato dhanka wax soo saarka. Sababtaa daraadeed waxaad nala dhageysataan barnaamijkan ku celiska ah oo aad maqli doontaan toddobaadkan maalmaha arbacada iyo khamiista. Barnaamijkanna wuxuu ku saabsan yahey Afka iyo suugaanta soomaaliyeed, iyo muxaadarooyin ey ka qeyb qaateen Abwaaniinta: Maxamed Xaaji Dhamac Gaariye iyo Axmed Faarax Cali Idaajaa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista