Maryan Yuusuf Cismaan. Foto: Kenadid Mohamed

CODKA Arbaco 2009.02.11

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Dadyoowga ey asiibtey shaqa la’aanta oo kor u kacdey 45 kun marka loo bar bar dhigo isla bishii Jannaayo ee sannadkii tagey 2008.
  • Shirkadda AMF oo hoos u dhigtey qidmadda ey siiso dadyoowga howlgabka ah.
  • Xisbiga dhexe ama bidixda oo go’aansadey iney bedelaan fikirkoodii la xiriirey ka soo horjeedkii warshadaha quwadda dabka ee atoomikada.
  • Mashruuc loogu magac darey ”Rajo” iyo ciddii ey ku dambeyso.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".