Eidarus Adan, dhaqaalaha ku taqususay

CODKA Khamiis 2009.02.12

Barnaamijka maantana waxaad ku maqli doontaan.

Maxkamad maalintii Isniinta ka bilaabatey degmada Sollentuna, middaasina oo la xiriirta dilkii Axmed Cali ”Romario”.

Heyadda Rädda Barnen ee dhowrta xuquuqda dhallaanka oo soo saartey warbixin sannadeed lagu sheegey in dhallaan gaareya 230 kun ku nool yihiin xaalad dhaqaale hooseeya.

Qoraal lagu sheegey in xaafado ey ka mid tahey Rosengård ey ka jiraan dadyoow xag jir ah, iyo qoraal uu amuurtaa ka qorey Ceydarus Aaden.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".