CODKA Arbaco 2009.02.18

Barnaamijka maantana waxaad ku maqli doontaan:

  • Shirkadda mareeykanka ee GM oo xaley saqdii dhexe soo bandhigtey fikirkeeda la xiriira shirkadda baabuurta ee SAAB, badbaadinteedana ku soo riixdey dawladda Iswiidhen

.

  • Wasiirka arrimmaha dibadda Carl Bildt oo ka hor akhriyey mudaneyaasha baarlamanka bayaanka dawladda ee siyaasadda arrimmaha dibadda.
  • Xisbiga Mudaraatka oo guddi hoowleedkiisu soo bandhigey siyaasadda xisbiga ee ku wajahan soo galootiga, middaasina oo la horgeyn doono maamulka xisbiga.
  • Xaflad ka dhacdey maalintii Sabtida xaafadda Rinkeby, laguna soo dhoweynayey madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".