1 av 3
Mona Salhlin iyo Reinfeldt
2 av 3
Burcad Badeedka
3 av 3
Ernman Malena

CODKA Arbacada 2009-03-18

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan

                             

  • Labadda gudoomiye ee xisbiyadda ugu ballaaran ee dalka Iswiidhen waa kan Socialdemokrat-ka iyo kan Modradka oo dood iskaga hor yinid habeenkii talaadada SVT,kan doodey xaalada shaqo laanta iyo dhaqaalaha dalka.
  • Maraakiibta dagaalka ee dakaan iswiidhan oo  loo dira hayo xeebaha somalia iyo gacanka cadan, taa soo dad ka mida somalida dagan Isiidha ka caroodeen. Ku waa soo qaarkood taageera hayaan kooxa ha  burcad badeedka.          
  • Tartankii heesaha Iswiidhan oo ay qaadey Malena Ernman, heeskeedii La voix.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".