1 av 2
Qaxooti somaliyeed
2 av 2
kuliyadda ciidamadaSweden

CODKA Khamiis 2009-03-19

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

Maxkamada qaxootiga ee dalka Iswiidhan oo aan si sinaana qoaanuga gaarin qaxooti raadiska somaliyeed ee ku sugan dalkaan. Maxkamadaha  ka hawl gala Stockholm iyo Malmö ayaa diidmo iyo dalka saarid siya dhamaan qaxooriga somaliyeed, meesha ay maxkamada Göteborg siist sharcii iyo daganaasho.

  • Kuliyadda Ciidamada ee dalka Iswiidhanayaa soo sartey warbixin taa sooay shaaca uga qaadey in muslimiinta xag jirkaahi ku soo badaneeyso dalkan Iswiidhan gaar ahaan magaalada Malmö.
  • Xaalada nololeleedka Muqdisho oo dhinacyo badan sideebay u aragtey marwo soomaaliyeed kadib markii ay dib ugu noqotey 24sano kadib.
  • Qader ka mida taariiqda, qore  Abdifataax Gacmo dheer.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".