1 av 2
FotoLeif R Jonsson/scanpix
2 av 2
foto: scanpix

CODKA Arbacada 2009-04-01

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan

               

  • Wasiirka Maaliyada Anders Borg oo sheegay in shaqo laantu soo badan doonta sanadyada soo socda.
  • Maanteyayuu hir galey sharcig diida haya in si burcad nimaa loo istic maalo filimada iyo heesaha, ku jira Internatka.
  • Maantay oo Baarlamanka dalkan iswiidhan u codeena hayo  guurka labka ama labada dhadigaa.
  • Xisbiga SD,oo aflagaadeeyay dadka muslimiintaa somaliduna ay kamidka tahay.
  • Dhaqaalo lagu bixiyey caawinta dhaliyarada dhanka leyliga ama shaqo guriga.
  • Macalimiin somaliyeed iyo dhalinyaro is xil saartey oo dhalinyaradda somaliyee ka caawiya shaqo guriga.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".