Gudoomiyaha ururka shaqaalaha degmooyinka Ylva Thörn, Gudoomiyaha ururka dalladda ururrada shaqaalaha Wanja Lundby Wedin iyo gudoomiyaha ururka IF Metalls Stefan Löfven oo shir jaraa'id qabtay. Foto: Fredrik Persson/Scanpix.

CODKA Arbaco 2009.04.08

Barnaamijka maantana waxaad ku maqli doontaan:

  • Guddoomiyaha ururka dalladda shaqaalaha Wanja Lundby-Wedin oo xilka sii heyn doonta.
  • Waxa dooddan dhaliyey iyo go’aanka ey 15-ka urur ee ku bahoobey ururla dalladda ururrada shaqaalaha amuurtaa ku gaareen oo aan loo dhameyn.
  • Soomaalida dalkan ku dhaqan iyo qorshaha dawladda ee la xiriira dib ugu celinta dalkoodii hooyo.
  • Xisbiga socialdemokratka oo cabir lagu sameeyey 1000 ruux la sheegey iney taageerayashoodu aad hoos ugu dhaceen.
  • Maalinta caalamiga ah ee xuska qowmiyadda Roomiga.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".