Khamiis 2009.04.09

Barnaamijka maantana waxaad ku maqli doontaan:

  • Heyadda socdaalka oo wax ka badashey fikirkeedii la xiriirey qaxootiga soomaaliyeed ee dalka magangelyo doonka u yimaada.
  • Baarlamanka dalkan Iswiidhen oo ka doodi doona hindiso ku wajahan shuruudo lagu xiro soo galootiga, islamarkaana saameyn ku yaalan doona qaxootiga soomaaliyeed.
  • Ciidda Påsk oo berito oo jimca ah bilaaban doonta. Ciida wanaagsan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".