1 av 3
Gabdho somaliyeed
2 av 3
Suuqa Tensta
3 av 3
ciyaarahii xilliga xagaaga

CODKA Khamiis 2009-04-16

Barnaamijka maanta wax yaabaha aad ku maqli doontaan:

  • Baaritaan ay sameeysa Jaamacada Stockholm, kaa soo ay ku eegtay xaalada xornimada dhalinyarad meesha ay mareeyso iyo hadii ay jirto kala duwanaasho.
  • Uruada isbortiga ee somaliyeed ee ka jira magaalada Göteborg kuwo ka mida oo doona haya ineey qabtaan ciyaarihii xilliga xagaaga
  • Walaaca dhaqaalaha caalamka oo saameen ku jeeshay tukaan leey ka mida kuwa ka furan suuqa Tensta. Tensta oo ka mida xaafadaha ay u badan yahiin dadka soo galootigaa,somaliduna ka midka tahay oo tukaamada qaarkood sheegeen ineey iska xira hayaan meesha qaara sheegay ineey qaali yeeba hayaan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".