CODKA Arbaco 2009.04.22

Barnaaijka maantana waxaad ku maqli doontaan:

Madax dawladda Iswiidhen oo ey u soo gabagaboowdey booqasho uu ku tagey dalka Turkiga.

Baarlamanka Soomaaliya oo qalinka ku duugey go’aan la xiriirey in dalkaasi qaatey ku dhaqanka shareecada Islaamka iyo sida ey u aragto amuurtaa wakiilka dawladda ee waddammada dhaca geeska Afrika, soomaaliyana ka mid tahey.

Cudurrada maskaxda iyo sida soomaalidfu u aragto oo aannu ka warreysaney dhakhtar Maxamed Yuusf.

Baahida dhallaanka soomaaliyeed iyo Shiikh Bashiir Aamaan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".