1 av 2
2 av 2
Farmasiiga Renen ee magaalada Istokholm. Foto Leif R Jansson/Scanpix.

CODKA Khamiis 2009-05-07

Barnaamijka maantana waxaad ku maqli doontaan.

Shirkadda dawo-iibinta ee Apotek AB oo lagu talo jiro in laga saaro mulkida dawladda lagana iibiyo mulkiileyaal gaar ah.

Xisbiyadda dalka oo ku heshiis ku gaarey in dhibka la yareeyo muddada lixda bilood ee dawladda dalku hor-jooge ka noqon doonto kaltanka maamulka ee ururka midowga Yurub.

Xaaladda caafimaadka maskaxda ee bulshada Iswiidhen oo ka soo reysay afartii sannadoo ee ugu dambeeyey.

Daryeelka caafimaad oo aan loo sinneyn.

Xisbiyadda dalka oo ku heshiis ku gaarey in dhibka la yareeyo muddada lixda bilood ee dawladda dalku hor-jooge ka noqon doonto kaltanka maamulka ee ururka midowga Yurub.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".