CODKA Khamiis 2009.05.28

Barnaamijka maantana waxaad ku maqli doontaan.

Cusbitaallada Iswiidhen oo ey la soo gudboonaatay caqabad keydka dhiigga.

Nafleeyda Qaansiirka oo darxumo lagu sheegey, inta lagu sii wado warshadaha hilibka.

In warbixinnada doorashada lagu tarjumo luuqadaha soo galootiga. Af-soomaaliga ayaan meesha ku jirin.

Wariyahayaga gaarka ah Ikraam Xassan ayaa barnaamij inooga soo diyaarisey magaalada Gothenborg iyo sannadkii ugu horreeyey wax barashada af-soomaaliga ee jaamicadda Gothenborg oo soo gabagaboowdey.

Iyo looltanka xisbiyada ee doorashada EU-da. Oo aan maanta ku soo qaadan doono xisbiyada shacabka iyo Kristen demokrat-ka.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista