EN SKOLLAG FÖR 2000-TALET

Xeerar iskuulaadka ee qarniga 21-aad

In waalidiinta loo sahlo abiil siday uga qaadan lahaayeen go'aannada la xiriira hab socodka sikuulaadka ee dhallaanka. Heyadda kormeerka iskuulaadka oo awood dheeriya la siiyo, codkoodana la xoojiyo.