Bilad Dahaba

Oradyahanka caankaa Mustafa Maxamed

Oradyahanka caankaa ee iswiidhishka/soomaaliga ah ee Mustafa Maxamed,ayaa ku guuleeystey oradka 3000m.Oradyahanku waxuu ku Badiyey Xulkii latartama hayey 8,28,taas oo aad loogu farxay, aheeydna guusha kaliya ee ay Iswiidhan ka soo hooyay tartamadii ciyaaraha fudud ee ka qabsoomay dalka Portugal.(Leiria 2009)