Doorashooyinkii barlamaanka midowga yurub oo qaylo ka soo yeertay.

Xisbiyadda taagta daran ayaa qasaarey codad,kadib markii ay codbixiye yaashu waayeen warqadihii xisbiyadaas. Arinkaa waxaa u kuurgaley Laanta Ekot, oo shaacisey in xisbiyadda yar yari aysan helin xaquuq lamida kuwa waa ween,ayna ku adkeed doortayaasha helida warqadaha codbixinta.

Goobaha doorashadda ayaa inta badan laga qaadahayey ama la qarina hayey warqadaha woodka ee xisbiyada cardunkaa. Xisbiyadda yar yar yaan loosoo diyarin warqaddaha codka lagu bixiyo, ayna waajib ku tahay ineey iyagu soo diyar sadaan, meesha kuwa taabo galey loosoo diyaariyo.Maamul gobol (länsstyrelse) ayaa dhabagal ku sameeydoona sida ay wax u dhaceen, sidoo kale

Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka (valprövningsnämnden) Bengt-Åke Nilsson ayaa sheegay hadii ay sidaas wax u dhaceen oo doorte waayey warqadii doorashada uu codkiisa siiyey xisbi kale kadib markuu waayey kuu u codeen lahaa warqadiisa lagu footeeyo. Marka la eego xeerka doorashooyinka iyo codadka dadweynaha oo sitoosa u aada xisbiga ay doorteen waa xibin kamidda Xuquuqda dimuqraadiyadeed, waa xuquuq uu qof kasta oo mawaadinihi leeyahay.