Sveriges statsminister Fredrik Reinfeldt

Fredrik Reinfeldt,reysulwasaaraha Iswiidhan oo ka hadlay xaaladda dalka Iiraan.

Reysulwasaaraha ayaa sheegey reysulwasaaraha dalkaan Iswiidhan Fredrik Reinfeldt, mar uu ka hadla hayey moowqifka ay dawladda Iswiidhen kataagen tahay xaaladda guracan ee ka socota dalka Iiraan iyo cadaadiska uu maamulka Iraan ku hayo mucaaradiinta, oo ah midaan la ogolaan karin, kana dhanah xaquuqda aadanaha. Wareeysigaas waxaa la yeeshay reysulwasaaraha Fredrik Reinfeldt TT.Dhinaca kale waxaan arinkan walwal ka muujiyay xoghayaha guud ee Q.M. Ban Ki-Moon, wuxuu ugu baaqayaa dowladda Iiraan inay joojiso xabisidda, dilista iyo ku xadgudbidda xaquuqda aadanaha.

Dalkaan Iswiidhen ayuu ka socdaa banaan baxyo isdabo jooga, kuwaas oo dhacahaya maalin walba sida u qorsheeysan Iiraaniyiinta dagan dalkaan gaar ahaan kuwa ku nool Stockholm.