Sverige inleder ny insats mot pirater

Dagaal ka dhana burcad badeedka

Burcad badeedda Soomaalida oo afduubidii markiibta shisheeyaha sii wadda, ayaa keentay in wasiirka difaaca ee dalkan Iswiidhen Sten Tolgfors uu heegan galiyo ciidamo mariinaa iyo markabka ugu weeyn ee dagaalka ee la magac baxay HMS Carlskona, sidii loogu diri lahaa Xeebaha somaliya, si ay door weeyn uga qaataan la dagaalanka burcad badeedda somaaliyeed.