Somaliska kulturdagan i Göteborg

Maalinta xorriyada iyo dhaqanka

Magaalada Göteborg oo ah caasimadda labaad ee dalka Iswidhan ayaa lugu qabtay barnaamij lugu magacaabay maalinta dhaqanka iyo xorrnimada. Barnaamijkan oo ahaa mid aad u xiiso luguna soo bandhigay riwaayad iyo hoos wadani ah maadama lugu jiray toddobaadkii xorrnimada ayaa soomaalida ayaa dadkii halkaasi suugaan ku soo bandhigay waxaa kamid ahaa kamid ahaa Abwaan Hurfe oo ka tirsanaan jiray kooxdii Halgan iyo fanaaniinta reer Göteborg.