Dhalinyarada iyo qaadashada jinsiyadda
Medborgarkarens

Ajanabiga iyo qaadashada dhalashada

Dhalinyarrada shisheeyaha ahee dalkan Iswidhan soo gala ayaa waxaa qaarkood soo wajaheen dhibaatooyin la xirriira sida ay ku heli lahaayeen jinsiyada ama dhalashada dalkan. Arrintan ayaa sabab looga dhigayaa iyaga oo qaarkood galay dembiyo ka hor intii aaney gaarin da'da qaangaarnimada ee 18 sanno.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".