Skyddad identitet

Caruur dhuumaaleysiya ku nool

Inkabadan 4000 oo Caruur iswiidhish ah oo dhuumaaleysiya ugu dhex nool,dalkaan Iswiidhan. taas oo noqotey mid ay ka caroodaan kuwo kamida masuuliyiinta hayadda guud ee guryahay lagu daryeelo caruurta (stiftelsen Allmäna barnhuset)markii ay soo baxday baaritaan ay sameeeyeen, kaas oo ay ku egeen xaaladda caruurta taas. Halkaan ka dhageeyso.