Ciyaaraha xagaaga Soomaalida

Ciyaaraha xilli kuleylah 2009

Ciyaartooy  Soomaali ah ayaa fooda isku dareeysa hanashada koob kubadda cagta ee xagaaga ee lagu qabto caasumada dalka Sweden. Kooxaha ayaa kasoo kala jeeda kuwo kamida dalalka qaaradda Yurub. Ciyaaraha xagaaga oo qaangaarey ayaa  xiiso gaar ah u leh Soomaalida  ku nool dalaka yurub, gaar ahaan kuwa ku nool dalaan Iswiidhan. Ku waas oo ku  raaxeeysta  ka soo qeybgaleen Fannaaniin caan ka ah ee ka soo qeybgalgala furitaanka ciyaaraha xagaaga iyo xiritaankoodaba. Waxaana ka wareeysanya sida uu u dhaca hayo furtaanka iyo meesha lagu qabanayo Xiirey Ahmed Rooble, oo kamida gudiga qabanqaabadda.