somalias justitieminister i Sverige

Wasiirka cadaalada oo la kulmay soomaalida Iswidhan

Wasiirka cadaalada dowlada KMG ah ee Soomaaliya Sheekh C/raxmaan Maxamuud Faarax Janaqow iyo wefdi uu hogaaminayey ayaa soo gaaray magaalada Stockolm islamarkaasina kulan la yeeshay soomaalida ku dhaqan.

Wasiirka oo la sugayey inuu ka hadlo arrimaha murugsan ee Soomaaliya iyo dagaalka ay dowladiisa kula jirto kooxaha Alshabab ee hubeysan, ayaa qudbadiisi  guud waxaa uu i ku soo koobay mid uu  Diinta Islaamka u kaga hadlayey.

Warbixintan oo dhameystiran ka dhageyso halkan hoose