Shilkii maraakiibta. Foto: Maja Suslin/scanpix
Kan ta ett år innan utredningen är klar

Baaritaan ayaa ku socda shilkii labada markab ee Gotland.

Shalayto ayeey isduqeeyeen laba markab oo iskaga hor yimod bada Nynäshamn. Halkaas oo ay ku dhaawacmeen toban qofood. Ilaa'iyo hada lama garanayo sababtii ka danbeeysay shilkan. Waxeeyse sheegeen guddida baadhista shilalka (haverikommission)ineey bilaabeen baaritaankii uuna qaadan doono waqti dheer inta laxaqiijina hayo sababaha keenay. Waxaas arinkaas dhinac farsamo ku tilmaamay gudigga kormeerida bada iyo doomaha (sjöfartsinspektionen) oo iyagu sheegay in shilalkaan oo kale ay ka danbeeyso cilad farsamo.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".