Hundratals hedrade brandoffren i Rinkeby

Qoyskii soomaaliyeed ee ku dhintay dabkii Rinkeby oo la aasay

Kumaan kun dad gaaraya ayaa ka qeyb qaatay aaskii qoyskii soomaaliyeed ee ku geeriyooday dabkii ka dhacay xaafadda Rinkeby ee magaalada Stockholm. Aaskan ayaa waxaa ka qeybgalay madax ka socoda dowlada Sweden oo ay kamid tahay wasiirada Isdhexgalka iyo sinaanta Nyamko Sabuni, iyo hogaamiyaha mucaaradka ee xisbiga Social-ka Mona Sahlin. Hadaba sida ay u dhacday aaska qoyskaasi soomaaliyeed waxaan ka wareysanay Ibraahim Buraale oo ah gudoomiyaha Isbaheyga Urrurka Islaamka ee Järva.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista