Boqor Carl Gustaf oo xariga ka jarey beerta qaranka ee badda hoosteeda. Foto: Björn Larsson Rosvall/Scanpix.
FÖRSTA MARINA NATIONALPARK

Beerta qaranka ee badda

Maanta ayuu boqorka dalkan Iswiidhen, kung karl Gustav-kii 16-aad xarigga ka jarey beertii 29-aad ee qaranka, waana markii ugu horreeysey ee xadiiqad noocaasiya la abuuro, middaasina oo ku taala badda gudaheeda. Xafladdaa waxaa kaloo ka soo qeeyb galey ninka leh dhaxaltooyada boqortooyada ee dalka Noorweey Haakon. 100 sannadood ayaa laga joogaa markii ugu horreeysey ee dalka laga furo beer qaran. 

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".