Herta Müller får Nobelpriset i litteratur

Herta Müller - abaalmarinta suugaanta

Qoraayadda laba luuqadlaha ah ee Herta Muller, kuna hadasha luuqadaha Roomaaniya iyo Jarmalka ayaa loo aqoonsadey in la siiyo biladda abaalmarinta suugaanta ee Nobel, sannadka 2009.

Herta ma aha ruux u baahan in dadka la baro, suugaanteedana uma isticmaasho af qalafsan iyo ereyo adag in la fahmo, sidaa waxaa sheegey xooghayaha joogtada ee akaadeemiyadda Peter Englund.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".