Fredpriset till Obama

Obama iyo abaalmarinta nabadda

Barak Obama madaxweynaha dalka ameerika ayaa ku guuleystey biladda Nobelka nabadda ee sanadkaan 2009.

waxaana ka mid waxyaalaha uu Barak Obama  ku muteystey abaalmarintaas  , isagoo awoodiisa oo dhan  saarey, la dagaalanka hubka waxgumaada ee nukliyarka.Wuxuu kaloo  ku muteystey ,isagoo si weyn uga shaqeeyey xiriirka caalamiga ah ee dunidda iyo wada-shaqeyn buuxda oo dhexmarta bulshooyinka iyo dalalka caalamka ee kala duwan.sidaas waxaa sheegey Thorbjörn Jagland oo isagu ah hogaamiyaha guddiga jaa'isadda abaalmarinta noobeelka ee magaaladda Oslo.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".