Asylsökande som fått barn i Sverige kan slippa resa hem för att söka uppehållstillstånd. Foto: Tomas Oneborg/Scanpix.
Ny lag för asylsökande med barn

Qaxootiga caruurta leh iyo sharci cusub

Qaxootiga magangalyo doonka dalkaan ku yimid islamarkaasna intii ay sharci sugaha ahaayeen ilmo u dhaley ama ka dhaley qof haysta dhalashada dalkaan Iswiidhan, ayaa waxaa la rabaa in laga dhaafo in uu dalkaan dibadiisa safar ugu baxo si uu uga soo dalbado sharciga daganaashaha dalkaan.

Sharciga ayaa markii hore ahaa in qofkii dalkaan ku guursadda, inta uu sharci sugaha yahay ama sharciba loo diido ay khasab tahay in uu dalka dibaddiisa u baxo, halkaasna ka soo dalbado sharciga daganaashaha dalkaan si uu reerkiisa ugula noolaado ,taas oo badanaa waqti dheer qoysaskaas ku qaadan jirtey.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".