Mona Sahlin, hogaamiyaha xisbiga Socialdemokrat-ka.
Mona Sahlin öppnar S-kongressen

Xisbiga S, oo kulan u furmey

maanta oo arbaca ah ayuu xarunta carwada ee magaalada Istockholm kuna taala xaafadda Älvsjö uu uga furmey kulan sannadeedkiixubnaha  xisbiga Socialdemokrat-ka, soconna doona illaa iyo maalinta Axadda. Halkaasina looga arrinsan doono go’aamana looga gaari doona dhabadda siyaasadda ee xisbiga Socialdemokrat-ku damacsan yahey inuu kaga qeeyb galo doorashada 2010-ka.
Siyaasadda suuqa shaqada, habnololeedka wanaagsan ee ceeymiska ku dhisan iyo cadaaladda ayaa ah halkudhigyada uu xisbigu dammacsan yahey inuu ku doorasho galo.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".