Shirkadda gawaarida ee Geely.
Geely lägger bud på Volvo PV

Shirkadda Geely iyo shirkadda Volvo

Shirkad laga leeyahey dalka Shiinaha laguna magacaabo Geely, ayaa soo shaacisey qiimaha ey dooneeyso iney ku iibsato shirkadda gawaarida ee Volvo, sida uu shaaca ka qaadey John Gardiner, ahna afhayeen shirkadda ford ahna shirkadda mulkida u leh shirkadda Volvo. Gardiner wuxuu kaloo sheegey in shirkadda Geely tahey midda ey mudnaanta koowaad siinayaan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".