It has become too hard for refugee children to be allowed to stay in the country, according to the Christian Democrats.
Kritik mot Migrationsverket

Canbaareeyn Hay'adda socdaalka

Ururka qareemmada dalkaan Iswiidhan "Advokatsamfundet" ayaa dhaliil u soo jeedisey hay'adda socdaalka dalkaan ee Migrationsverket ,waxayna sheegeen in ay go'aamo deg deg ah ka gaaraan dadka magangalyo doonka dalkaan ku yimaada si ay u yareeyaan waqtiga ay dadkaasi jawaabta sugayaan, laakiin dhanka kale ay go'aan gaaristaas deg dega ahi horseedi karto in ay xumaato sugidda iyo dhawridda xuquuqda sharci ahaaneed ee dadkaas go'aanka laga gaarayo.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".