Calaamada Qaramada Midoobay
Sverige granskas av FN-råd

Qaramada Midoobay oo Iswiidhan dhaleeceeysay

Qaramada Midoobay oo Iswiidhan dhaleeceeyay

Uruka qaramada midoobay ee dalkaan Iswiidhan ayaa qeelo dhaan dhawrjeer u dirtay gudiga talo bixinta ee Qaramada Midoobay, kuna war galiyey in dalkan Iswiidhan ay dayceen una hogaan saneeyn hab socodka heshiiska caalami ah ee xaquuqdda adamaha (FN-konventionerna).

Ururku waxuu farta ku fiiqay in ay Iswiidhan dayacday xaquuqda dadyoowga qaarkood, sida kuwa soo galootigaa, qaxootiga sida dhumaaleeysiga ku jooga dalkan Iswiidhan, dumarka naafadda ah, dadyoowga la fanquuqo iyo kuwa la kufsado oo intooduba soo gudbiyaan cabasho iyo dacwooyin ay ku sheega hayaan dhibaatadda la soo gudboonaatey, balse aan dacwooyinkaas lagaarsiin heer maxkamadeed.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".